Dacwad ka dhan ah Muuse Biixi oo loo gudbiyay qaar kamid ah Wakiilada Beesha Caalamka

Hoggaamiyaha Xisbiga Waddani ee Somaliland Cabdiraxmaan Cabdullahi Cirro ayaa kulamo kala duwan la qaatay xubno ka mid ah Beesha Caalamka oo uu kula kulmay magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Cirro ayaa wakiillada Midowga Yurub iyo danjire ku xigeenka Mareykanka kula kulmay Nairobi,waxaana uu u sheegay in Muuse Biixi Cabdi uu doonayo dagaal sokeeye oo ay … Continue reading Dacwad ka dhan ah Muuse Biixi oo loo gudbiyay qaar kamid ah Wakiilada Beesha Caalamka